Shiikh Hassan Nasrullah oo kashifay sir muddo dheer u qarsaneyd kooxdiisa Xisbullah

Hoggaamiyaha Xizbullah ayaa sheegay in kooxdiisa haysto 100,000 kun oo dagaalyahan oo tababaran islamarkaana hubeysan, isagoo hadlayey kadib rabshadihii dhimashada lahaa ee toddobaadkii tegay ka dhacay magaalada Beirut. Nasrallah oo jeediyey khudbad laga sii daayey talefishinka ayaa ku eedeeyey xisbiga Kirishtanka Lubnaan ee LF inay ka dambeeyeen dilka toddoba xubnood oo ka tirsan kooxdiisa iyo … Continue reading Shiikh Hassan Nasrullah oo kashifay sir muddo dheer u qarsaneyd kooxdiisa Xisbullah